Xiliga uu dhaqan galayo heshiiskii Maraykanka & kooxda Taliban oo la shaaciyey

Heshiiska u dhaxeeya Taliban iyo ciidamada Mareykanka ee lagu yareynayo rabshadaha dalka Afghanistan, ayaa dhaqan-geli doona shanta maalmood ee soo soca gudahood, waxaa sidaas maanta sheegay sii-hayaha wasiirka arrimaha gudaha Afghanistan. Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa si weyn u doonaya in ciidamada Mareykanka uu kasoo saaro Afghanistan, oo ay ku sugnaayeen 18 sano, ayaga oo … Continue reading Xiliga uu dhaqan galayo heshiiskii Maraykanka & kooxda Taliban oo la shaaciyey